Galmudug iyo Amisom oo kawada hadlay amniga doorashooyinka

Published: October 19, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Amisom ee sector 4 iyo saraakiil uu hoggaaminayay.

Kulanka ayaa looga hadlay dardar galinta howlaha Doorashoyinka Galmudug iyo Sugidda Amiga .
Madaxweynaha ayaa soo Gabagabeeyay kulamo Amni oo maalmahan uu la lahaa Saraakisha Amisom.

Kulankan uu la yeeshay Madaxweynaha Galmudug saraakiisha ka socotay AMISOM ayaa ku soo beegmaya xilli xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaalada Guriceel halkaa oo horaantii bishan ay la wareegeen ururka Ahlu Sunna.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *