Ra’iisul Wasaare Rooble oo shacab badan kula damaashaaday xeebta Liido

Published: October 22, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay shacabkii u nasasho tagay Xeebta Liido ee Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa bulshada ku boorriyay in ay qeyb ka qaataan nabadda, xasilloonida caasimadda iyo guud ahaan dalka,

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *