Sidee Urur siyaasadeedyada u kala heleen doorashada kuraasta Degmada Ufeyn

Published: October 26, 2021

Waxaa natiijo horudhac ah laga helayaa codbixinta Doorashadii ka dhacday degmada Ufeyn, 27 kuraasta ee Golaha Deegaanka Ufeyn ayay Guddiga dooarashadu ku dhawaaqeen codadka ay kala heleen urur siyaasadeedyada.

Ilaa iyo hada Urur siyaasadeedka Kaah ayaa noqday kan ugu sareeya ee hela kuraasta ugu badan oo ah 10 kursi halka ururada kale ay kusoo xigaan.

  1. KAAH = 10 Kursi
  2. Mideeye = 8 Kursi
  3. Caddaalada & Sinaanta = 7 Kursi
  4. Mustaqbal = 1 Kursi
  5. Horseed = 1 Kursi.

Tiradda Xildhibaanada Dumarka ah ayaa noqonaya 8 xubnood.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *