Guddoomiyaha Mudug oo beeniyey warar lidi ku ah Puntland & Galmudug – Video

Published: October 27, 2021

Guddoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa ka jawaab warar uu ku tilmaamay “daacayad” baraha bulshada lagu faafiyey oo lagu sheegay in Puntland ku lug lahayd dagaaladii ka dhacay magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in wararkaasi ay wadaan dad doonaya inay khilaaf ka dhex abuuraan Puntland iyo Galmudug oo leh iskaashi dhanka amniga ah.

Waxba kama jiraan wararka been abuurka ah ee sheegaya in Dowladda Puntland saamayn kuleedahay Dagaalkii Magaalada Guriceel taageera siinaysana Ahlusuna, waa hadal ka fog xaqiiqda.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *