Khudbadii Madaxweynaha Puntland ee natiijadii Doorashadii Qof & Cod – Video

Published: October 27, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shacabweynaha Puntland gaar ahaan bulshada degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ugu hambalyeeyay Doorashadda goleyaasha deegaanka ee taariikhiga ah ee qabsoomtay.

Madaxweynaha ayaa tallaabadan ku tilmaamay guul Soomaaliyeed oo Puntland ay horseeday, wuxuuna u mahadceliyay Guddiyada ka shaqeeyay, Ciidamada Amniga, Ururada Siyaasada, Warbaahinta iyo Shacabka degmooyinka doorashadu ka dhacday.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *