Madaxweyne Deni oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt

Published: November 1, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda hay’adda FAO ka wado Puntland iyo sidii loo sii laba jibaari lahaa gaar ahaan mashaariicda la xiriira Beeraha iyo Xoolaha.

Kulanka ayaa Madaxweynaha waxaa kala qeyb galay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *