Maraykanka oo digniin u diray muwaadiniintiisa ku sugan Itoobiya

Published: November 3, 2021

Safaaradda Mareykanka ee Dalka Ethiopia ayaa bayaan ay soo saartay waxa ay digniin u jeedisay muwaadiniinteeda Dalkaasi ku nool oo ah inay yareeyaan isu socodka iyo dhaq dhaqaaqa magaalooyinka dalka Ethiopia.

War-saxaafadeedka ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa lagu xusay in xaaladda amaan ee dalka Ethiopia ay sii xumaaneyso, maadaama uu dalkaasi lugaha la galay dagaalo, loona baahanyahay muwaadiniinta Mareykanka inay muujiyaan taxadar badan oo aysan gelin safar ka baxsan magaalada Addis Ababa.

Ugu dambeyn War-saxaafadeedka ayaa loogu baaqay muwaadiniinta Mareykanka ee jooga dalka Ethiopia inay si dhab ah u qaataan bayaanka ka soo baxay safaaradda, ayna dib ugu laabtaan Dalkooda Mareykanka.

Do not travel to Ethiopia due to armed conflict, civil unrest, communications disruptions, crime, and the potential for terrorism and kidnapping in border areas.  Read the entire Travel Advisory.  U.S. citizens in Ethiopia should consider departing now using commercial options.

Travel to Ethiopia is unsafe at this time due to the ongoing armed conflict.  Incidents of civil unrest and ethnic violence may occur without warning.

Further escalation is likely, and may cause supply chain shortages, communications blackouts and travel disruptions.  The Ethiopian government declared a state of emergency on November 2, 2021.

The Government of Ethiopia has previously restricted or shut down internet, cellular data, and phone services during and after civil unrest. These restrictions impede the U.S. Embassy’s ability to communicate with, and provide consular services to, U.S. citizens in Ethiopia.

The U.S. Embassy has limited ability to provide emergency services to U.S. citizens outside of Addis Ababa. U.S. Embassy personnel are currently restricted from traveling outside of Addis Ababa city limits.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *