Madaxweyne Deni Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Bangiga Adduunka

Published: November 16, 2021

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda Gregory Kasunko.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo Masuuliyiinta Dowladda ee wadashaqeynta la leh Bangigga Adduunka. waxaa looga hadlay dardagelinta mashaariicda Bangiga Adduunku uu ka wado Puntland.

Bangiga Adduunka ayaa sanad walba deeqo dhaqaale ku taageera dowlada Puntland.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *