Guddiga FEIT oo war kasoo saaray bilaabashada doorashada Xildhibaanada Golaha shacabka

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka Somaliland iyo Galmudug oo bilaabay Doorashada kuraasta Gollaha Shacabka waqtigii loogu tala galay.

Guddiga ayaa mar kale ugu baaqay guddiyada doorashada ee Maamulada kale inay dhankooda dardargaliyaan bilaabidda doorashada Golaha Shacabka.

Horseed Media