Guddiga Doorashooyinka Kuraasta Waqooyi Oo Shaaciyey Jadwalka Doorashada Golaha Shacabka

Guddiga maamulka doorashooyinka labada aqal ee gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa shaaciyey jadwalka doorashada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa ogaysiiyey musharaxiinta u tartamaya kuraasta tirsigoodu yahay HOP#233, HOP#208, HOP#210, HOP#202, HOP#225, HOP#272 inay u diyaar garoobaan diiwaangelinta kuraastaasi oo socon doonta 20-22 NOV 2021.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media