Weriyayaal ku dhaawacmay Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

Published: November 20, 2021

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa ka dhacay meel u dhow Xarunta Wasaaradda Amniga Soomaaliya ee ku taala degmada Shangaani.

Wararku waxay intaa ku darayaan in qaraxa lala beegsaday gaari uu saarnaa Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdicasiis Afrika.

Weriye Cabdicasiis Afrika ayaa lagu soo waramayaa in uu ku dhaawacmay qaraxa oo ahaa mid loogu Xiray gaarigisa.

Sidoo kale Wararku waxay sheegayaan in isna dhaawac uu soo gaaray Sharmarke Maxamad Waraame oo ah Agaasimaha Telefishinka Qaranka ee SNTV.

La soco wixii kusoo kordha.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *