Taliyaha cusub ee qeybta Booliiska G/Bari oo kulan la qaatay Taliyayaasha saldhigyada Bosaaso

Published: November 22, 2021

Taliyaha cusub Ee Qeybta Booliiska Gobolka Bari
G/Sare Cabduqaadir Jaamac Dirir ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Maamulka Degmada Bosaso Iyo Taliyeyaasha Saldhigyada Iyo Rugaha Booliiska Bosaaso.

Kulanka ayaa diirada lagu saaray sugidda Amniga iyo sare u qaadida wada shaqeynta laamaha amniga magaalada Bosaaso.

Gaashaanle Sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir ayaa maalmihii ugu dambeeyay kulamo la qaadanayay hogaanka ciidamada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Bari.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *