Lafgareen Oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed

Published: November 23, 2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddi u magacaabay abaaraha ka jira deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa lagu sheegay in guddi ka kooban lix xubnood in loo saaray gurmadka abaaraha Koonfur Galbeed.

Saamaynta Abaarta ka jirta dalka oo aad u daran ayaa kusii fidiysa deegaanada badan, waxaana lagu soo waramayaa deegaanada qaar inay macaluul iyo biyo la’aan ka jirto, xoolihiina le’deen kadib markii ay waayeen baad iyo biyo.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *