Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo markale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

Published: November 23, 2021

Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa markale kamid noqday Xildhibaanada Golaha Shacabka 11-aad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Maareeye ayaa kusoo baxay codad gaaraya 96-cod halka musharixii la tartamayay C/raxmaan Warsame uu helay codad dhan 3-cod.

Doorashada shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ayaa ka socota Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Jeneral Kaahiye.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *