Koonfur galbeed: Doorashada kuraasta Golaha shacabka oo beri la qabanayo

Published: November 26, 2021

Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay doorashadai kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed.

Guddiga ayaa sheegay in 27 November oo ku beegan Sebtida maalinta beri la qaban doono doorashada sedex kursi oo katirsan kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *