Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo la kulmay saraakiil ka socotay UNDP

Published: December 5, 2021

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka kala socday hay’adaha UNDP iyo Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Dalka, waxaana ay ka wada hadleen arrimo badan.

Kulanka.waxaa si gaar ah looga wada hadlay Maaliyadda iyo saadka doorashada dadban 2020/2021

Kulanka ayaa ahaa mid miro dhal ah oo lagu cadeeyay sida ay UNDP iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda ay uga go’an tahay inay taageeraan doorashooyinka socda.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *