Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo muddo dheeri ku daray go’aan ka gaarista kursiga HOP-067

Published: December 5, 2021

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashadda dadban ee Soomaaliya ayaa muddo ku kordhiyay Go’aan ka gaarista kursi HOP-067 oo uu horey ugu guuleystay kusimaha Agaasimaha NISA Yaasiin Fareey.

Guddiga ayaa sheegay in weli ay wadaan baarista dacwadda kursiga tirsigiisu yahay HOP-067 isla markaana dhinacyada dacwadda ka gudbiyay laga sugayo cadeymaha dheeri ah oo kusaabsan hanaanka loo maareeyay doorashada kursiga.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *