Agaasimaha PSF oo soodhaweeyay Agaasime xigeenka iyo Saraakiisha ugu sareysa PSF

Published: December 6, 2021

Agaasimaha Ciidanka PSF Gen. Amiin Xaaji Kheyr ayaa Taliska Cusub ee Ciidanka PSF kusoo dhaweeyay G/Sare Cabdiraxmaan Ilig oo ah Agaasime ku-xigeenka iyo Taliya Guud ee Ciidanka PSF iyo G/Dhexe Cabdirisaaq Cali Duulane (Garaadka).

Sidoo kale Agaasimaha PSF oo ay weheliyaan Guddomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada culus iyo saraakil ka tirsan ciidanka PSF iyo Daraawishta ayaa miiska saraakisha ku wada yeeshay quraac sharafeed looga arinsanaayay xaalada guud iyo hawlaha shaqo ee ciidanku u hayaan Bulshada iyo Dowladda Puntland.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *