PSF “Waxaan ogolnahay Wadahadal iyo heshiis lagu gaaro xal nabad ah.

Published: December 22, 2021

Taliska Ciidanka Difaaca Puntland ee PSF ayaa sheegay in ay aqbaleen dadaallada nabadeed ee ay waddaan Isimada dhaqanka Puntland iyagoona dhinacooda ku dhawaaqay xabad joojin.

Warsaxafaadeed kasoo baxay Taliska PSF ayaa u qornaa sidatan.

“Ka dib kulano iyo xiriiro ay nala yeesheen Isimo, Culumo, Ganacsato iyo Bulshadda rayidka ah waxa an soo dhaweynaynaa dadaaladooda nabadeynta ah, Waxaan caddeyn aynaa in dhinacayagu ahaa mar walba difaac oo annagu marna aysan jirin sabab aan xabadda ku bilowno.

ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka PSF.

Waxaan dhinacayagu sidii horeba u ogolnahay wadahalka iyo heshiis lagu gaaro xal iyo nabad, Haddaba waxaan dhinacayagu sameyn aynaa xabad-joojin iyo xasi- looni h aduu alle nagu simo.

AYAA LAGU SOO GABA GABEEYAY QORAALKA PSF.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *