Jubbaland: Ganacsatada oo la faray inay qaataan Ruqsadda Ganacsiga - Horseed Media

Jubbaland: Ganacsatada oo la faray inay qaataan Ruqsadda Ganacsiga

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa fartay ganacsatada inay qaataan ruqsadda ganacsi ee ay Wasaaraddu bixiso.