Galmudug Oo Ganaax Saartay Lix Xildhibaan

Published: January 1, 2022

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal ayaa ganaax saaray xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Galmudug, kuwaas oo uu sheegay inay ku xadgudbeen dastuurka.

Warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiye Gacal ayaa lagu sheegay xildhibaanada oo gaaraya 6 mudane in laga joojiyey ilaa 4fadhi oo kamid ah kulamada baarlamaanka ee kalfadhiga 5aad ee 2022, isla markaana laga hakiyey gunaddii xildhibaanada muddo labo bil ah.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *