Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Oo Shaaciyey Qabashada Doorashada 11 Kursi

Published: January 1, 2022

Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyey qabashada doorashada kuraas ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyay Liiska 11 kursi oo kamid Golaha Shacabka oo maalmaha soo socda lagu wado in doorashadoodu ka dhacdo magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *