Issimada Puntland oo baaq Nabadeed kasoo saaray dagaalada ka dhacay Sool & Nugaal- Video

Published: January 2, 2022

Issimada Puntland oo intooda badan ku sugan magaalada Bosaaso ayaa maanta baaq nabeed kasoo saaray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano hoos taga gobalada Sool iyo Nugaal.

Waxaan wadajir ugu baaqaynaa in si Deg Deg ah Oo aan Shuruudi ku xirneyn loo joojiyo Dagaalka Beelaha walaalaha ah hadana wada dhashay ku dhexmaraya Deegaanada Saax-maygaag iyo Sanga jabiye .

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *