AKHRISO: War-murtiyeed Kasoo Baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Published: January 9, 2022

Shirkii golaha wadatashiga qaran ee Raysal Wasaare Rooble iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa galabta lagu soo gabagabeeyey teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho, waxaana shirkan oo socday ku dhowaad asbuuc laga soo saaray war-murtiyeed.

War-murtiyeedka oo ka kooban 18 qodob ayaa lagu sheegay in lagu heshiiyey doorashada golaha shacabka in lagu soo gabagabeeyo 15 Janaayo ilaa 25 Febraayo ee sanadkan 2022.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *