Baarlamaanka Carabta oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho

Published: January 12, 2022

Bayaan kasoo baxay Baarlamaanka Carabta ayaa si adag loogu cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka Carabtu  ku garab taaganyahay Soomaaliya dagaalka ay kula jirto kooxaha argagixisada ah iyo dadaal kasata oo looga hortegaayo falalaka kooxaha xagjirka ah ee caadeystay dilka dadka rayidka ah.

Barlamaanka Carabta ayaa uga tacsiyeyey dowladda iyo shacakba Soomaaliyeed dadkii ku geeriyooday qaraxii maanta, wuxuna sidoo kale u rajeeyay caafimaad deg deg ah dadkii ku dhaawacmay.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *