Qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Muqdisho

Published: January 12, 2022

Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay aalada qarxa ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay leedahay Shirkad gaar loo leeyahay kana shaqeysa howlaha amniga ee hay’adaha Qaramada Midoobay.

Qaraxa ayaa ka dhacay wadada 21-ka Oktober oo ah waddo aad u mashquul badan, waxaana ku yaalla goobo waxbarasho iyo kuwa caafimaad.

Wali lama oga khasaaraha dhimsho iyo dhaawac, waxaase la filyaa in goordhaw ay faah-faahin ka bixiyaan booliska Soomaaliya.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *