Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyey liiska odoyaasha soo xulaya Ergooyinka

Published: January 13, 2022

Guddiga maamulka doorashooyinka heer Dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey liiska odoyaasha dhaqanka ee shan kursi oo todobaadkan bilaaban doona.

Shirkii u danbeeyey ee madasha wadatashiga qaranka ayaa lagu heshiiyey in beelaha loo madax baneeyo doorashada Xildhibaanada ku qoondeysan 4.5, waxaana la isku raacey in odoyaasha kuraasta soo xulaya la shaaciyo saddex maamlmood ka hor doorashada, si loo ilaaliyo daahfurnaanta iyo hufnaanta doorashada xildhibaanada golaha shacabka.

Hoos ka akhri liiska odoyaasha dhaqanka

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *