Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya oo ka bad-baaday qarax ismiidaamin ah

Published: January 16, 2022

Qof naftii halige  ah ayaa isku qarxiyey gaari u watey Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mucallimuu oo marayay Agagaarka Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.

Sida booliska sheegay afhayeenka ayaa soo gaaray dhaawac kaa loo qaaday mid kamid ah goobaha caafimaadka oo xaladiisa caafimaad lagu dabiibayo.

Masawirro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ismidaaminta ka dhacay ayaa muujinaya bubur soo gaaray qeybta dambe ee gaariga Afhayeenka iyo Jirka Dhagarqabaha isku qarxiyay gaariga Afhayeenka

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *