Guddiga doorashada Puntland oo soo saaray liiska dadka soo xulaya 5 kursi

Published: January 17, 2022

Guddiga Doorashoyinka ee Puntland ayaa saaray oday dhaqameedka iyo Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya 5ta kursi ee ugu horaysa kuraasta Xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland, gaar ahaan Garoowe.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *