Jadwalka Doorashada Guddoonka guddiga xallinta khilaafaadka Doorashada Federaalka

Published: January 18, 2022

Guddiga qaban-qaabada doorashada gudooonka  ee guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee  heer federaal ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha.

Sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay guddiga Guddiga qaban-qaabadda doorashada ayaa lagu shaaciyey xilliga doorashada iyo hab-raaca lagu dooranayo gudooonka  ee guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee  heer federal.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horrey ka gaqaaday xubinimada guddiga 7 xubin oo lagu soo eedeeyay inay ku xad-gudbeen xeer hoosaadka guddiga taas oo tuhun galisay dhex dhexaadnimadooda.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *