Xarunta cusub ee Dowladaha Hoose Garowe

Published: January 19, 2022

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa dhaggax dhigay dhismaha cusub ee xarunta Dowladda Hoose ee Garoowe.

Dhismaha cusub ee xarunta Dowladda Hoose ee Garoowe oo laga dhisayo xaruntii hore ee Madaxtooyada Puntland oo ku taal bartamaha magaalada, ayaa ka koobnaan doona Saddex Dabaq oo isugu jira Xafiisyo, xarumo lagu Shiro iyo goobaha kale ee loogu adeegayo dadweynaha Degmada Garoowe.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *