Guddiga Doorashooyinka Dadban Ee Puntland Oo Dib U Dhigay Shan Kursi

Published: January 20, 2022

Guddiga Hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa dib u dhigis ku sameeyay guddiyada xulista ergada 5 kursi, kuwaasi oo dhawaan ay shaaciyeen Guddigu in la qaban doono doorashadooda.

5-ta Kursi ee dib loo dhigay doorashadooda ayaa Odayaasha iyo musharixinta waxaa lagu wargliyay in dib loo dhigay doorashadooda, taasi oo horay loogu madalsanaa in la qabto maalinta berri ah.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *