Puntland: Shanta xubnood ee loo doortay Gollaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya

Published: January 22, 2022

Natiijada Hordhaca ah ee Doorashada maanta ka dhacday magaalada Garoowe caasimada Puntland waxa ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah.

1-HOP#235 C/laahi Bidhaan Warsame.

2-HOP#200 Cali Yuusuf Cali.

3-HOP#196 Cabdi Ibraahim Warsame.

4-HOP#249 C/laahi Xasan Rooble.

5-HOP#166 Axmed Cabdi Xaashi.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *