6-Xildhibaan oo lagu doortay Kismaayo

Published: January 23, 2022

Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxaana ku kala guulaystay murashaxiinta kala ah.

Xildhibaan Cabdinuur Cali Aadan HOP#028

Xildhibaan Cabaas Cali Ibraahim HOP#111

Xildhibaan Asad Cabdirisaaq Maxamed HOP#120

Xildhibaan Cumar ibraahim Xaashi HOP#114

Xildhibaan Maxamed Sheikh Nuur cismaan HOP#107.

Xildhibaan Dr, Siciid Maxamed Cali HOP#093

Doorashada Xidhibaanada golaha shacabka ayaa si dardar ah kaga socoto maamul goboleedyada dalka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *