Doorashada 4 kursi oo ka mid ah BFS oo kasocota Dhuusamareeb

Published: January 25, 2022

Qabashada doorashada 4 kursi oo kamid ah golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee lashaaciyay guddigooda xulista ergada 24 kii janaayo 2022 ayaa ka socota dhuusamareeb.

HOP248
HOP064
HOP089
hOP096

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *