Doorashada 9 kursi ee xildhibaannada golaha shacabka SomaliLand oo Muqdisho ka billaabatay

Published: January 25, 2022

Guddiga doorashada kuraasta gobollada Woqooyi ee Soomaaliland ayaa maanta Muqdisha ku dooranaya 9 kursi oo ka mid ah golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Khadra Maxamuud Raage ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop 247ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Cabdiraxmaan Axmed Suge ayaa isna ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop 245 ee golaha shacabka BJFS, iyadoo ay weli socoto inta ka harsan doorashada kuraasta golaha shacabka ee Gobollada waqooyi ku matalaya Baarlamaanka Soomaaliya.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *