Shirka Golaha Wasiirada Puntland

Published: February 3, 2022

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta Abaaraha, Xaaladda Covid-19 ee Puntland iyo Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Puntland iyo Doorashadda Golaha Shacabka JFS.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *