Macron oo muujiyey rajo ‘xal’ laga gaaro xiisadda Ruushka iyo Ukraine

Published: February 8, 2022

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo Talaadadii booqday dalka Ukraine ayaa sheegay inuu arkay waddo loo maro sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine.

Madaxweynaha Faransiiska oo socdaal degdeg ah oo diblumaasiyadeed ku tagay Moscow iyo Kyiv, ayaa rajo ka muujiyey in xal laga gaaro xiisada dagaala ee laga cabsi qabo.

Hoggaamiyaha Faransiiska ayaa sheegay inuu hadda arkay “suurtagalnimada” wadahadallo toos ah oo u dhaxeeya Moscow iyo Kyiv.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *