Golis Telecome

Jubbaland oo war kasoo saartay Doorashada Garbahaarey

Shir ay isugu yimaadeen masuuliyiinta golaha fulinta iyo kan Baarlamaanka Dowlada Jubbaland ee ka soo jeeda Gobolka Gedo ayaa lagu shaaciyey suurta galnimada doorasho ka dhacda deegaandoorashada 2-aad ee Dowlad Goboleedka Jubaland iyo caqabadaha hor taagan.