Puntland oo shaacisay doorashada 16 kursi ee taal Bosaaso

Published: February 16, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ay shaaciyay doorashada 16 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee lagu dooran doono Magaalada BOOSAASO, oo ah magaalada labaad ee deegaan doorashada Dawlada Puntland.

Walow qoraalka maanta soo baxay aan weli lagu sheegin taariikhda doorashada dhaceyso iyo waliba sida ay u kala horeeyaan kuraasta.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *