Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay guddiga xulista 4-kursi oo laga soo doornayo Gaalkacyo

Published: March 5, 2022

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay xubnaha guddiga xulista 4-kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gaalkacyo oo horey loo shaaciyey iyo jadwalka qabashada Doorashada.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *