BOSASO: Doorashada 16-ka Xildhibaan ee Golaha Shacabka – Sawiro

Published: March 5, 2022

Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Bosaaso ka dhacday doorashada 16 kursi ee Golaha Shacabka iyadoo xildhibaanada la doortay ay kala yihiin:

Maxamed Cabdulqaadir Maxamed ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-190.

Ismaaciil Shire Jaamac ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-142.

Cabdulaahi Faarax Mire ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-228.

Caynaanshe Yusuf Xuseen ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-222.

Maxamed Aadan Diini ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-036.

Siciid Cali Muuse ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-027.

Sadam Maxamud Cabdi ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-158.

Faysal Axmed Maxamuud ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-149.

Cali Xaaji Daahir ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-220.

Maxamed Bashiir Cali ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-083.

Cali Mahdi Maxamed ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-169.

Muuse Axmed Ismaaciil oo ku guulaystay Kursiga Hop-076.

Marwo Cabdirishiid Xaaji ayaa ku guulaysatay Kursiga Hop-234.

S/gaas Bashiir Cabdi Ameeriko ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-273.

Cabdicasiis Maxamed Qambi ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-227.

Maxamud Axmed Geesood ayaa ku guulaystay Kursiga Hop-157.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *