Deni oo la kulmay Xildhibaanadii lagu doortay Bosaaso

Published: March 6, 2022

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka JFS ee shalay lagu doortay Boosaaso.

Madaxweynaha oo kulan Qado ah la qaatay Mudaneyaasha Golaha Shacabka, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay Wuxuuna alle uga baryay in masuuliyaddaasi uu u fududeeyo.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Qaar ka mid ah senatarada iyo xildhibaanadii hore loogu doortay Garoowe iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. Deni waad ku guuleysatey in aad si nabadgelyo leh aad u soo dooratid xildhiubaanadaada. Hadana waxaa lagaaga baahan yahay haduu Ilaahay kaa dhigo madaxweynaha soomaaliya in aanad ilaawin dalkaaga puntland oo waxay xaq u leeyihiin aad siisaa, oo aad ilowdaa colaada iyo is afgaranwaaga idin dhex dhacey adiga iyo ilmo diyaano. oo aad horey u socotaa Inshaa Allah.