Rooble oo warbixin ka dhageystay guddiga Qiimeynta Doorashada Garbahaareey

Published: March 6, 2022

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaareey oo uu ka dhageystay warbixin ku saaabsan socdaalkoodii Kismaayo.

Waxaa la qorsheenayaa in guddigan ay safar ku tagaan Garbahaareey, si ay wadatashiyo ula soo yeeshaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *