Qurbajoogta Puntland Oo Bayaan 3aad Kasoo Saaray Xaaladda Boosaaso

Published: March 10, 2022

BAYAANKA QURBA-JOOGTA DAL-UDUG

BAAQII III-aad

Qurba-joogta Dal-udug ee ku kala-nool daafaha caalamka waxay si farxad leh u soo dhoweynayaan go’aankii dowladda Dal-udug ay ku soo afmeertey shiqaaqadii ka dhacdey Boosaaso muddadii u dhexeysey 21 illaa 23 disember 2021. Waxaanu Hambalyo iyo bogaadin hawada u marineynaa madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ku dhiiradey go’aan munaasib ah si loo qaboojiyo khilaafkaas. Tanaasulka uu sameeyey waa mid ku dhisan tusmo dowladnimo oo muujineysa maamul iyo shacab wada socda. Sidaas si lamid ah ayaanu u qiimeeneynaa dadaalka ay khilaafkan ku bixiyeen isimada Dal-udug.

Iyada oo dunidu gebi ahaan ay gashay xaalad aanan wanaag laga fileyn, ayaa si gaar ahna ay xaaladda Soomaaliya u tahay mid aanan qurxooneyn. Saameynta ay arimahaasi ku yeelanayaan Dal-udug, waxgaradka Dal-udug waa mid mudan in fiiro gaar ah ay u yeeshaan. Waa hubaal hoggaanka Dal-udug iyo wax-garadkooda in ay yihiin kuwo dhaqan iyo absaxan u lahaa in ay mushkiladohooda ku dhameystaan wada xaajood hoose iyo isu-tanaasul. Waxaad sameyseenna waa raad ab looga-har oo aad sii waddeen, taas oo dhaxal-gal u noqoneysa jiilasha innaga danbeeya. Mar kale waxaanu talo ku bixineynaa in la adkeeyo midnimada iyo wadajirka.

Waxaa kale oo halkaan aanu bogaadin ugu gudbinaynaa labada sarkaal oo madax-weynuhu ku kala magacaabay labada xil ee kala ah Jeneraal Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Dayaano) iyo Jeneraal Amiin Cabdullaahi Xaaji Kheyr. Iyagana waxaanu ugu baaqaynaa in ay si dadaal iyo xilkasnimo leh ay u gutaan waajibkaas culus. Islamarkaas waxaanu ugu duceeneynaa in eebbe la garabgalo sugidda nabadgelyada iyo xasilloonida bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan maamulka dowlad-goboleedka Dal-udug.

Magacyada hoos ku xusan waa xubno kamid ah qurba-joogta Dal-udug oo si wada-jir ah isula-qaatey baaqan:

  1. Jaamaac Cali Jaamac (UK)
  2. Cismaan Xaaji Nuur Yuusuf (Kanada)
  3. Jibriil Maxamed Yuusuf (Sweden)
  4. Cabsdulqaadir Nuur Salaad (Fiisiko) (USA)
  5. Yaasiin Beel-daaje Cabdullaahi (UK)
  6. Cismaan Qaalib Yuusuf (Australia)
  7. Maxamuud Xaaji Qore (Kanada)
  8. Col. Abdirisak Farah Weyrah (Belgium)
  9. Fowzi Maxamuud Cabdulle (Sweden)
  10. Mustafe Qaalib Yuusuf (Holand)
  11. Cabdullaahi yaasiin Maxamed (USA)
  12. Ciise Maxamuud Dhoollawaa (Australia)
  13. Cabdullaahi Ismaaciil Boqor (UK)
  14. Maxamed Khaliif Cali-Biligsey (Denmark)
  15. Dr. Xirsi Cabdi Cismaan (Norwey)
  16. Maxamed Warsame Dhooley (Newzealand)
  17. Yaasiin Maxamuud Xaaji Ciise (USA)
  18. Abdiaziz Mahamed Hassan
  19. Cumar Cabdisamad Yuusuf (Australia)
  20. Yusuf Cilmi Maxamed (Sweden)
  21. Cumar Khaalid Yuusuf (UK)
  22. Abdimaalik Diiriye Samantar (Belgium)
  23. Dr. Aadan Maxamed Ciise (Kanada)
  24. Ismaaciil Xaaji Muuse Samantar (USA)
  25. Prof Abdiwali Mohamud Gurey (UK)
  26. Warsame Yaasiin Cismaan (Sweden)
  27. Cumar Ismaaciil Boqor (USA)
  28. Shukri Maxamed Hassan (Kanada)
  29. Cabdul-qaadir Shiikh Ismaaciil Wayrax (Switzerland)
  30. Cali Shibin Daradaro (Denmark)
  31. Cumar Maxamuud Dhoollawaa (Australiya)
  32. Isir Yaasiin Cismaan (Kanada)
  33. Warsan Jaamac Togox (USA)
  34. Maxamed Shariif Faarax (UK)
  35. Yaasiin Maxamuud Yuusuf (Sweden)
  36. Cabdisamad Siciid Xirsi (Kanada)
  37. Omar Ismail Boqor (USA)
  38. Warsame Cusmaan Saalax (UK)
  39. Hanad Boqor Cabdullaahi Boqor Muuse (Finland)
  40. Axmed Maxamed Yuusuf
  41. Samantar Xaaaji Muuse Samantar (USA)
  42. Dr. Cumar Cabdi Barre (UK)
  43. Shirwac Ahmed Yasin (Kanada)
  44. Cabduilaahi Hayaan Cali (Sweden)
  45. Mahad Maxamed Warsame (Australia)
  46. Deeqo Maxamed Jibriil (Mareekan)
  47. Cabdi Nuur Cali Dhigane (UK)
  48. Mahamed Abshir Maxamed Faratol (USA)
  49. Cabdulqaadir Salaad Maxamuud (Switzerland)
  50. Shacni Ahmed Yasin (Kanada)
  51. Xuseen Muuse Boqor Cismaan (USA)
  52. Maxamed Ismaaciil Cismaan (UK)
  53. Maxamed Cabdi Yuusuf (Denmark)
  54. Guuleed Cali Hurre (Sweden)
  55. Cumar siciid Xirsi Guushaa (Australia)
  56. Qadar Cali Islaan (USA)
  57. Ceydaruus Cismaan Yuusuf (USA)
  58. Cabdiraxmaan Haayan Saalah (UK)
  59. Sharma’arke Ahmed Yasin (Kanada)
  60. Maxamuud Cumar Samantar (USA)
  61. Mukhtaar Cabdullaahi Carab (Sweden)
  62. Dr. Sahro Maxamed Axmed (Norwey)
  63. Cabdishakuur Cabdi Cissman (USA)
  64. Dr. Saadiq Enow (Sweden)
  65. Axmed-Dayib Nuur Cismaan (UK)
  66. Maxamed Xasan Cali (Finland)
  67. Cabdullaahi Maxamed Xirsi (USA)
  68. Mukhtar Shariif Faarax Siciid (UK)
  69. Maxamed Cabdicasiis M. Xirsi Guushaa (Australia)
  70. Cabdirisaaq Ibraahin Cigaal (Sweden)
  71. Cali Maxamuud Fara-gaab (Holand)
  72. Cabdifataax Cabdulqaadir Aw-Yuusuf (USA)
  73. Siciid Aadan Maxamed (Denmark)
  74. Prof. Maxamuud Xirsi (UK)
  75. Axmed Salaad Maxamuud (USA)
  76. Cali Xaaji Mohamed warsame (Switzerland)
  77. Maxamed Siciid Cali (Kanada)
  78. Abdullahi Kaarshe Yusuf (USA)
  79. Shifo Ismaaciil Boqor (Kanada)
  80. Kahin Axmed Maxamed (Sweden)
  81. Xaawo Mxamed Ciise (UK)
  82. Cali Xaaji Musse Samantar (USA)
  83. Maxamed Muuse Gaacshe (Holand)
  84. Axmed Faarax Maxamuud (UK)
  85. Xuseen Xasan Xirsi (Sweden)
  86. Xasan Cabdiraxmaan Aw-Maxamed (Holand)
  87. Maxamuud Xasan Madoobe (USA)
  88. Cali Khaalid Yuusuf (UK)
  89. Axmed Maxamuud Cabdulle (Sweden)
  90. Sharmaarke Aw-Cilmi (USA)
  91. Maryan Cismaan Cabdullaahi (UK)
  92. Siciid Muuse Qaar (Finland)
  93. Sharmaarke Dayib Faarax (Sweden)
  94. Zahara Abdiwahab Aden (Kanada)
  95. Cabdirisaaq Siciid Cabdi (qotome) (Switzerland)
  96. Cabdirisaaq Muuse Dangale (Holand)
  97. Kiin Cismaan Yusuf (UK)
  98. Jabarti Muuse Cumar (USA)
  99. Mikaa’iil Jibriil Maxamed (Sweden)
  100. Liibaan Maxamed Cali (USA)
  101. Axmed Maxamuud Seeraar (Sweden)
  102. Axmed Faarah Maxamed (Wiil Bari) (UK)
  103. Xaawo Firin Yuusuf (USA)
  104. Cabdiraxmaan Yaasiin Maxamuud (Sweden)
  105. Axmed Cigaal Hassan (Belgium)
  106. Warsame Cusmaan Saalax (UK)
  107. Yuusuf Cabdi Cismaan (USA)
  108. Liibaan Maxamed Maxamuud Caynab (Holand)
  109. Cabdi Cali Diiriye Laalac (Sweden)
  110. Cabdulqaadir Jaamac Faarax (UK)
  111. Maxamed Cali Yuusuf (Denmark)
  112. Rabiile Cumar Samantar (USA)
  113. Maxamed Sal-bacaad (Holand)
  114. Maxamed Xasan Daahir (UK)
  115. Cabdiraxmaan Qaalib Yuusuf (Holland)
  116. Faarax Muuse Cumar (USA)
  117. Yuusuf Maxamed Xaaji Dayib (Sweden)
  118. Cabdicasiis Yaasiin Axmed (USA)
  119. Maxamed Cali Yuusuf (Finland)
  120. Barre Faatax (UK)
  121. Maxamed Cali Islaan (USA)
  122. Jirde Salaad Jaamac (Holand)
  123. Bullaale Maxamed Siiq (Sweden)
  124. Cabdi Kayse Gaas (Switzerland)
  125. Maxamed Siciid Maxamed Guure (UK)
  126. Faarax Cumar Ismaaciil (USA)
  127. Cismaan Yaasiin (Sweden)
  128. Axmed Xasan Madoobe (USA)
  129. Ahmed Yasin Ciise (Kanada)
  130. Farxaan Maxamed Maxamuud Caynab (Holand)
  131. Abshir Cabdi Baydhabo (UK)
  132. Mahamed Abdulqaadir Aw-Yuusuf (USA)
  133. Maxamed-Bile Axmed Maxamed (Sweden)
  134. Cabdulqaadir Maxamed Xirsi (USA)
  135. Keyse Maxamed Yuusuf (UK)
  136. Sharmarke Cali Islaan (USA)

Codka Qurba-joogta Dal-udug

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

3 Comments

  1. Well done 👍
    Waa loo baahnaa codkiinnu iyo taladiinna oo mideysan balse in Dal Udug dadkiisa la Kala furfuro ha yeelina adinka oo nool oo naftu IDINKU jirto

  2. Wax laga taliyo nabad ayaa I udgoon
    Waa farxaddu waa wax lagu faano aakhiro iyo aduun. Muxuu u dhacay oronmayno laakiin waa in lagu dadaalaa si uusan noogu soo noqon waxaas oo kale. Khayr inshallah
    Fahan biixi uk

  3. Dr maxamud salax cugaar wagul Cisman cabdilah mijahid ssdf Wana saxibka walalkay indhagudood salax
    Dr