Guddiga Ergada 6-da Kursi ee ugu danbeeya Xildhibaanada lagu doornayo Garowe oo la shaaciyey

Published: March 16, 2022

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga Xulista Ergada 6dii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee lagu dooranayay deegaan doorashada koowaad ee Puntland oo ah Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *