Qoor-qoor oo guddoomiye cusub u magacaabey gobolka Mudug

Published: March 31, 2022

Madaxweynaha Dowlad goboleedka galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiye cusub u magacaabey gobolka Mudug, waxaana uu bedalay guddoomiyihii hore.

Wareegto ka soo baxdey Xafiiska Qoor-qoor ayaa loogu magacaabey Axmed Xuseen Shire (Bukhaari) in uu noqdo Guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug.

Horrseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *