USA: Booliiska oo gacanta ku dhigay ninkii geystay weerarkii New York

Published: April 14, 2022

Frank R James, oo ah 62 sano jir, ayaa ku eedaysay inuu ahaa qofkii fuliyey weerarkii lala beegsaday shacabka isticmaala tareenada dhulka hoos mara ee xaafadda Brooklyn, weerarkaasi oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 23 qof.

Booliiska New York ayaa baadi-goob balaaran waday maalmihii lasoo dhaafay kadib weerarkii Salaasadii ka dhacay magaalada.

Frank r James ayaa lagu xiray xabsi ku yaal xaafada Bari ee Manhattan galabnimadii Arbacada, sida uu sheegay Taliyaha Booliiska Magaalada New York, Keel Oulell.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *