Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo ka dhacday Kismaayo

Published: April 18, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta magaalada kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay doorashada Kursiga Hop#079.

Kursigaan ayaa waxaa horay loogu doortay oo dhawaana ka geeriyooday Alle ha u Naxariistee Muxamed Maxamed Kuuloow oo ku geeriyooday magaalada Nairobi, waxaana maanta loo doortay Xildhibaan Xassan Budul Cali, doorshada ayaa waxa ku tartamay Xasan Budul Cali iyo Cilmi Barre Cabdi oo tartanka ka tanaasulay.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *