Koonfur Galbeed oo Shaacisay Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154

Published: April 20, 2022

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154. oo dib loo dooranayo si loo waafajiyo habraaca guud ee doorashada dalka.

Qoraal Guddiga ka soo baxay ayaa lagu sheegay in 20-bishan la qaban doono Diinwaangelinta  Qabashada arajida iyo lacag shubista Musharaxiinta, 21-Abriil la qaban doono Doorashada kursigan.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *